10 September 2016 (Villa Somalia)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka ugu baaqay inay  la shaqeeyaan laamaha amniga, waqtiga lagu guda jiro qabanqaabada shir madaxeedka IGAD